OSLO KRISTIANSAND BERGEN MOLDE TRONDHEIM TROMSØ
453,17 563,77 453,17 306,83 306,83 224,93

Adeegga macaamiisha oo luuqado badan ku hadla

Anaga aaminsanahay in qof walba la maqlo lana fahmo. Taasina waa mid ka mid ah yoolalkayada ugu waaweyn. Tamarta Badda Cas waxay leedahay adeeg macaamiil oo 6 maalmood ah oo u dhexeeya 08:00 iyo 20:00, Isniinta-Sabtida. Faallo celintaadu waxay naga caawineysaa hagaajinta adeegga macaamiisha. Waxaan u qaadaneynaa weydiimahaaga si dhab ah!

Heshiisyada awoodda xasiloon

Qiimaheena korontadu waa kuwo xasilloon oo ku habboon qof walba. Adiga ku bixinnaa qiimaha aan ku ballanqaadeyno heshiis.

Tamarta dib loo cusboonaysiin karo

Tamarta Badda Cas waxay dan weyn ugu jirtaa la dagaallanka wasakheynta. Waxaan qorsheyneynaa inaan taageerno ururada maxaliga ah iyo kuwa wadaniga ah ee u dagaalama deegaanka iyo dabeecadda. Qeyb weyn oo ka mid ah dadaalkeena, waxaan ka shaqeyneynaa sidii aan u bixin lahayn 100% tamar la cusboonaysiin karo!